Office of the Auditor General [ Puntland State Somalia ]

Follow Us :

Hadal jeedinta Gudoomiyaha Hantidhawrka guud ee DPL: 𝗖𝘂𝘀𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝘂𝘂𝗱 𝗖𝗮𝗹𝗶 iyo warbixin ku saabsan Daahfurka warbixinta baarista ee sanad maaliyadeedka 2024 iyo jiheynta qorshaha baarista ee 2026.

Q[1]: 𝐖𝐀𝐑𝐁𝐈𝐗𝐈𝐍 ku saabsan qaabka uu ushaqeeyo xafiiska Hanti-dhowrka guud ee DPL iyo isbarbardhigga caalamiga ah 𝐅𝐚𝐫𝐝𝐨𝐰𝐬𝐨 𝐒𝐢𝐜𝐢𝐢𝐝 𝐅𝐚𝐚𝐫𝐚𝐱 Agaasimaha waaxda baarista waxqabadka ee xafiiska Hantidhawrka Guud ee DPL.

Q[2]: 𝐖𝐀𝐑𝐁𝐈𝐗𝐈𝐍 ku saabsan qaabka uu ushaqeeyo xafiiska Hanti-dhowrka guud ee DPL iyo isbarbardhigga caalamiga ah Maxamed Jaamac Aadan Agaasimaha waaxda baarista Hanti-dhowrka Guud ee DPL.

𝐇𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐧𝐭𝐚:-Agaasime Dakhliga Axmed Xaashi: “Annagoo ka duulleyna talo-bixinta Hantidhowrka Guud, waxa aan xoojinnay khasnadda Mideysan ee dawladda”.

𝐇𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐧𝐭𝐚:-PDRC: “Waxa aan rabaa in aan Xafiiska Hantidhowrka Guud u mahad-cliyo sida uu u qurxiyey Xafiiska. waxa ayna arrintaasi ka turjumaysaa in Mas’uulkii ugu habbonaa Cismaan loo magacaabay”. Hawl-waden.

𝐇𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐧𝐭𝐚:-Guddoomiyaha PUNSA: “Munaasabadda waan uga mahad-celinaynaa qiimaha badan ee ay soo bandhigeen, in ay noo soo bandhigaan waxqabadkoodii waxa ay ka turjumaysaa shaqada ay qabteen baaxaddeda.

𝐇𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐧𝐭𝐚:- Wasiirka Haweenka Puntland: “Waxa aan Mas’uuliyiinta Dowladda ugu baaqayaa haddii ay dhib arkaan in ay Guddoomiye Cismaan la fariistaan iyo Hawl-wadennada Xafiiska si loo xoojiyo dowladnimada. Muhiimmaddu waa in aan isku xirnaanno oo dawladnimadeennu wanaagsanaato”.
.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *